Golaha shacabka oo ansixiyey hindise-sharciyeedka hanti dhowrka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay hindise-sharciyeedka hanti dhowrka qaranka.

Mas’uuliyiinta dawladda federaalka ayaa sheegay in sharcigan uu gacan weyn ka gaysan doono maamulka nidamaka maaliyadda dawladda.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo dirtay Saynab Abuukar.

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha shacabka oo ansixiyey hindise-sharciyeedka hanti dhowrka

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha shacabka oo ansixiyey hindise-sharciyeedka hanti dhowrka