Afhayeenka xukuumadda KMG ah ee Somalia ayaa sheegay in Golaha Amaanku doonayo in Somalidu wada hadasho si dhibta siyaasadeed looga baxo
Afhayeenka xukuumadda KMG ah ee Somalia Eng. C/raxmaan Yariisow ayaa sheegay in Golaha Amaanku doonayo in Somalidu wada hadasho si dhibta siyaasadeed looga baxo.
Wareysiga Afhayeenka Qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.