Muqdisho —
Allah ha u naxariistee waxaa maanta lagu dilay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho Abuukaate Maxamed Warsame oo ahaa garyaqaan maxkamadaha dalka ka difaaci jiray eedeysanayaasha, dilka ayaa waxaa geystay dabley hubeyan.
Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixin arrintaasi ku saabsan goor dhow soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Garsoore lagu dilay magaalada Muqdisho.mp3