Garoonka Muqdisho oo Lacag Lagala Baxsaday

Amaanka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa maanta si aad ah loo adkeeyay maalin kadib markii nin u shaqeynayay shirkadda maamusha garoonka ee SKA uu labaxsaday dhaqaale shirkadda ay ka qaaddo diyaaradaha ka soo dega garoonka.

Warbixin arintaasi ku saabsan halka hoose ee Qoraalka ka dhageyso.