Ganacsatada suuqa Waaheen oo markii ugu horeysay maanta dib loogu fasaxay

Suuqa Waaheen ee gubtay

Waxa maanta markii ugu horeysay loo fasaxay dadweynihii ku ganacsan jiray Suuqa Waaheen ee gubtay si ay ugu qancaan iyadoo la filayo in barrito laga billaabo nadiifinta suuqan.

Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa sheegay in kuamnnaan dukaan ay ku baaba’een dabkaasi. Wariyaha VOA Khadar Maxamed Cakule ayaa booqday warbixintan ayaanu ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Ganacsatada suuqa Waaheen oo markii ugu horeysay maanta dib loogu fasaxay