Soomaaliya Ganacsatada Somaliland oo baaq u diray Soomaalida Abriil 04, 2022 Suuqa Waaheen ee gubtay Hargeysa — Ganacsatada waa-weyn ee Somaliland ayaa kulan ay xalay isugu yimaadeen waxay ugu baaqeen Bulshada Soomaalida ee Geeska inay ka qayb galaan gurmad lagu taageerayo dadkii hantidoodu ku baabaday dabkii ka kacay Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa. Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule. Your browser doesn’t support HTML5 Ganacsatada Somaliland oo baaq u diray Soomaalida