Wareysi: Galmudug oo sheegtay inay diyaarisay 'howlgal Al-shabaab ay uga saareyso' Ceelbuur

Galmudug/federal soldiers

Maamulka Galmudug ayaa wada diyaargarowga howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-shabaab ee degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud, iyada oo hore Al-shabaab looga saaray deegaanno badan oo ka tirsan Galmudug iyo Hirshabeelle.

Wariyaha VOA-da ee Galkacyo Cabdiwaaxid M. Isaaq ayaa sida uu hawlgalku u socdo ka wareystay Guddoomiyaha Degmada Ceelbuur, Nuur Xasan Guutaale.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi Galmudug.mp3