Gaalkacyo —
Galmudug ayaa sheegtay inay dileen illaa 55 xubnood oo ka tirsan maleeshiyada kooxda Al-Shabaab, kadib dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Qaycad, sida uu VOA u sheegay guddoomiye ku xigeenka Wisil Cabdigaraad Cumar Maxamed.
Weriyaha VOA Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan ka soo diray Gaalkacayo.
Your browser doesn’t support HTML5
Galmudug oo sheegtay inay dishay 55 alshabaab ah.mp3