Maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in ciidamada dawladdu ay si nabad ah gudaha ugu galeen deegaanka Caad, halkaas oo ay sheegeen in ururka Al-Shabaab ay ka baxeen toddobaad ka hor, balse ay ciidamadu u geli waayeen sababo la xiriira walxaha qarxa oo halkaas lagu arkay.
Wasiirka Amniga ee Galmudug Maxamed Aadan Gaboobe ayaa arrintan uga waramay weriyaha VOA Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.
Your browser doesn’t support HTML5
Galmudug oo ka warbixisay hawlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhanka ahaa Al-shabaab