Galmudug oo hanatay tartanka ciyaaraha maamul goboleedyada

Garoonka Stadium Muqdisho waxaa galabta ku soo geba-geboobay cayaar final ah, oo ay u daawasho tageen kumanaan taageerayaal ah.

Cayaartan finalka ah oo si weyn loo sugayay ayaa dhex martay kooxaha maamulada HirShabeelle iyo Galmudug, waxaana ku badisay Galmudug oo hanatay tartankan maamul goboleedyada.

Caasha Irabhim Aaden ayaa cayaartan ka wareysatay wariyaha VOA-da ee arrimaha cayaaraha uga soo warrama Mahad Cali Xidir.

Your browser doesn’t support HTML5

Galmudug oo hanatay tartanka ciyaaraha maamul goboleedyada