Galmudug iyo Puntland oo xal u raadinaya colaadda Mudug

Mas’uuliyiin ka kala socota labada maamul ee Galmudug iyo Puntland ayaa maanta ku kulmey magaalada Gaalkacyo. Labada dhinac ayaa ka wada-hadlaayey xalka colaad beeleedyada ka taagan deegaanka.

Wariyaha VOA Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Mas'uuliyiinta Galmudug iyo Puntland oo xal u raadinaya colaadda Mudug