Faahfaahinta duqeymo lagu dilay 30 Al-Shabaab ah

Howlgal milatari iyo duqeymo cirka oo ciidamada Soomaaliya iyo saaxibada caalamiga ah ay ka fuliyeen deegaan hoostaga degmada Xaradheera ee gobolka Mudug, ayaa lagu dilay in ka badan 30 ka tirsan maleeshiyada Alshabaab kooxda Alshaab, sida ay qortay warbaahinta dowladda Soomaaliya ee SONNA.

Haddaba, si faahfaahin dheeraad ah aan uga helno howlgallada iyo duqeymaha lala beegsaday kooxda Shabaab iyo khasaaraha ka dhashay ayaa wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Maclin Isaaq uu ka waraystay Wasiirka Warfaafinta Galmudug Abshir Cabdi Shiqow.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi duqeymaha Galmudug