Galka Baarista: Yaa ka dambeeya barakaca degaannada uu ka socdo dagaalka Al-Shabaab?

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay barakaca ka dhaca deegaanada ay ka socdaan dagaallada u dhaxeeya dowladda federaalka iyo ciidamada degaanka iyo maleeshiyada kooxda Al-Shabaab iyo cidda ka mas'uulka ah.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Yaa ka dambeeya barakaca degaannada uu ka socdo dagaalka Al-Shabaab?