Galka Baarista: Xeeladda cusub ee qaraxyada Al-Shabaab

Galka Baarista

Galka Baarista

Barnaamijkii Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay isbeddelada dhowaan ku yimid habka ay qaraxyada u fuliyaan maleeshiyada ururka Al-Shabaab.

Al-Shabaab oo caan ku aheyd qaraxyada baabuurta loo adeegsado ayaa bilihii dhowaa u weecday kuwa is-miidaaminta ee ay fuliyaan shaqsiyaadka xirta jaakadaha lagu xiray walxaha qarxa.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Xeeladda cusub ee qarxyada Al-Shabaab