Galka Baarista: Tayada daawooyinka soo gala Soomaaliya

Galka Baarista

Barnaamijkii Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay
halista Soomaaliya uga iman kartaa karta dawooyinka dalka la keeno ayada oo aan tayadooda la hubin, kadib markii dhowaan sharoobooyin lagu sameeyey dalka India ay 69 caruur ah ay ugu dhinteen dalka Gambia.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Tayada daawooyinka soo gala Soomaaliya