Galka Baarista: Sidee ayuu u socdaa dagaalka dowladda iyo Al-Shabaab?

Galka Baarista

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dagaalka ay ciidamada dowladda federaalka iyo dadka deegaanka ay kula jiraan kooxda Al-Shabaab, dagaalkaas oo hadda socda dhowr bil.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Sidee ayuu u socdaa dagaalka dowladda iyo Al-Shabaab?