Qaar ka mid ah gobollada Soomaaliya waxaa ka socda kacdoon ay sameynayaan shacabka, kaasi oo ayaga oo caawinaya ciidamada dowladda ay doonayaan inay deeganadooda uga saaraan kooxda Al-Shabaab.
Haddaba Barnaamijka Galka Baarista ayaa eegaya sida uu kacdoonka ku billaabmay iyo waxa uu uga duwan yahay kacdoonadii horey ee sidan oo kale u dhacay ee looga soo horjeeday kooxda Al-Shabaab.
Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
Your browser doesn’t support HTML5
Galka Baarista: Muxuu kacdoonka ka dhanka ah Al-Shabaab uga duwan yahay kacdoonadii hore?