Galka Baarista: Mustaqbalka waxbarasho ee ardayda Soomaalida ah ee wax ku baraneysay Sudan

Galka Baarista

Galka Baarista

Maalmihii ugu dambeeyay waxaa colaadda waddanka Sudan ka qaxayay arday Soomaali ah, kuwaas oo ay qaarkood soo gaareen dalkoodii hooyo, hase yeeshe, inay soo badbaadeen, soona guryo noqdeen kadib - waxay wajahayaan mustaqbal waxbarasho oo aan sugneyn.

Haddaba barnaamijka Galka Baarista waxaan ku eegeynaa mustaqbalka waxbarasho ee ardayda Soomaalida ah ee wax ku baranaysay Sudan. Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Harun Macruf.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Galka Baarista.m4a