Galka Baarista: Maxaan ka ognahay duullaankii Al-Shabaab ee Itoobiya?

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen gobolka Soomaalida Itoobiya, waxa aan ka ognahay illaa hadda oo ay ka mid tahay ujeedka guud ee laga lahaa iyo dadaallada ka socda gobolka ee la isaga caabinayo kooxdan.

Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Maxaan ka ognahay duullaankii Al-Shabaab ee Itoobiya?