Galka Baarista: Maxaa hakiyey kacdoonkii ka dhanka ahaa Al-Shabaab?

Galka Baarista

Galka Baarista

Kadib bilo ay Soomaaliya ka socdeen dagaallo iyo kacdoon ka dhan ah kooxda Al-Shabaab oo degaano badan looga saaray, waxaa bilihii ugu dambeeyey hakaday gulufkii ka dhanka ahaa kooxda. Islamarkaana Al-Shabaab ayaa qaaday toddobaadyadii dhowaa weerar dhimasho badan oo ay la beegsadeen degaano iyo saldhigyo ciidan.

Haddaba barnaamijka Galka Baarista ayaa eegaya sababaha hakiyey kacdoonkii ka dhanka ahaa kooxda. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Maxaa hakiyey kacdoonkii ka dhanka ahaa Al-Shabaab?