Galka Baarista: Mahadhooyinka ka dhasha tahriibka dhallinyarada Soomaalida

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatooyinka tahriibka ay galaan dhallinyarada Soomaaliyeed iyo mahadhooyinka uu ku reebo qoysaskooda.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Mahadhooyinka ka dhasha tahriibka dhallinyarada Soomaalida