Galka Baarista: Khilaafka ka dhashay wax ka bedelka dastuurka

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ka dhalan kara khilaafka ka dhashay wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya ee baarlamanka uu ansixiyey, gaar ahaanna khilaafka Dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Khilaafka ka dhashay wax ka bedelka dastuurka