Galka Baarista: Heerka gudniinka fircooniga ee Soomaaliya

Galka Baarista

Ayada oo dhowaan dunida laga xusay maalinta caalmaiga ah ee la dagaalanka gudniinka fircooniga ah, ayaa waxaa Barnaamijka Galka Baarista uu eegayaa heerka gudniinka fircooniga Soomaaliya ee xilligan.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Heerka gudniinka fircooniga Soomaaliya