Galka Baarista: Halista amni ee maandooriyuhu ku hayo Muqdisho

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay isticmaalka maandooriyaha oo kusii badanaya Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho, taasi oo halis amni oo xooggan kusoo rogtay caasimadda.

Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Halista amni ee maandooriyuhu ku hayo Muqdisho