Galka Baarista: Faah-faahinta miisaaniyadda dowladda Soomaaliya

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa aan toddobaadkan ku faah-faahineynaa miisaaniyadda dowladda Soomaaliya ee uu dhowaan saxiixay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo ah tii ugu badneyd abid ee ay meel-mariso dowladda Soomaaliya.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Faah-faahinta miisaaniyadda dowladda Soomaaliya