Galka Baarista: Faah-faahin dheeri ah oo ku saabsan heshiiska shidaalka

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xog dheeri ah oo barnaamijka uu ka helay heshiiska muranka dhaliyey ee ay galeen wasiirka batroolka Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed iyo madaxa shirkadda Coastline Exporations Richard Anderson.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Faah-faahin dheeri ah oo ku saabsan heshiiska shidaalka