Galka Baarista: Dagaalka ay dowladda ku haysto warbaahinta Al-Shabaab

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dagaalka ay Dowladda Federaalka ku hayso warbaahinta iyo baraha internet-ka ee kooxda Al-Shabaab, kuwaaso oo tobanaan ka mid ah ay xirtay dhowaan.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Dagaalka ay dowladda ku haysto warbaahinta Al-Shabaab