Galka Baarista: Burcad Badeedda Soomaaliya masoo rogaal celin karaan?

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay cabsida laga qabo inay dib usoo noolaadaan burcad badeedda Soomaaliya kadib markii meelo u dhow xeebaha Soomaaliya ay dhowaan ka dhaceen weeraro lagu beegsaday maraakiib iyo doomo.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Burcad Badeedda Soomaaliya masoo rogaal celin karaan?