Galka Baarista: Falanqeyn ku saabsan heshiiskii qeybsiga shidaalka ee dowladda iyo maamul goboleedyada
Galka Baarista
Washington —
Barnaamijkii Galka Baarista oo ku saabsan qaybtii u dambaysay ee taxanaha soo saarista shidaalka Soomaaliya waxaan toddobaadkan ku eegeynaa heshiis aan wax badan la falanqen faa'iidadiisa iyo dhaliisha, kaas oo ay wada saxiixdeen dowladda Federalka iyo Maamul Goboleedyada bishii June 2018.
Barnaamijka waxaa soo saaray, soona jeedinaya Harun Macruf.