Gabiley: Dad ku geeriyooday god ay dahab ka qodayeen

Laba qof ayaa la sheegay inay shalay ku geeriyoodeen waqooyiga degmada Gabiley ee Somaliland ka dib markii uu ku dumay god ay dahab ka qodanayeen, sida ay warbaahinta u sheegeen xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka ee degmadaasi.

Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Gabiley: Dad ku geeriyooday god ay dahab ka qodayeen