Gabar Soomaali ah oo lagu dilay Kuala Lumpur

Gabadha lagu dilay Malaysia

Allah ha u naxariistee gabar Soomaali ah oo lagu magacaabo Dahabo Cumar ayaa Axaddii shalay lagu dilay magaalada Kuala-lambur ee caasimadda dalka Malaysia.

Faah-faahinta warkan waxa magaalada Melbourne ee dalka Australia noga soo diray wariyaha VOA ee Australia iyo koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo.

Your browser doesn’t support HTML5

Gabar Soomaali ah oo lagu dilay Kuala Lumpur