Gaas iyo Monti oo ka Hadlay Shirka London

Gaas iyo Monti oo ka Hadlay Shirka London

Labada RW ee Somalia iyo Italy ayaa ka hadlay Roadmap-ka iyo sida Talyaanigu kaalin uga geysan karo soo celinta amaanka dalka Somalia

Labada RW ee Somalia iyo Italy ayaa ka hadlay Roadmap-ka iyo sida Talyaanigu kaalin uga geysan karo soo celinta amaanka dalka Somalia

Ra'iisal-wasaaraha Somalia ayaa wax-kama-jiraan ku ttilmaamay hadal soo baxay oo sheegaya in dalka Somalia maxmiyad lagu celinayo oo madaxweyne dibadda looga keeni doono.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.