Gaalkacyo —
Booliiska dhinaca woqooyi ee magaalada Gaalkacyo ayaa dad u soo xir-xiray kufsi iyo dil loo geystay wiil 11-jir ah.
Ehellada wiilkan ayaa dalbanaya in shareecada Islaamka lagu fuliyo kuwii falkaasii sameeyay.
Warbixin arrintaas la xiriirta waxaa soo diray wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb.
Your browser doesn’t support HTML5
Gaalkacyo: Dad loo soo xiray kufsi iyo dil loo gaystay wiil 11-jir ahaa