Dagaal dhimasho keenay ayaa maanta ka dhacay woqooyiga magaaalada Galkacyo, iyada oo ciidamada Puntland ay ku lug lahaayeen dagaalka
Dagaal dhimasho keenay ayaa maanta ka dhacay woqooyiga magaaalada Galkacyo, iyada oo ciidamada Puntland ay ku lug lahaayeen iska hor imaadka maanta dhacay.
Sida goob-jooge meesha ku sugnaa uu sheegay waxa jira dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaalkii maanta
Wareysi arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.