Maalgashiga gacansatada Muqdisho oo abuuray fursado shaqo oo hoos u dhigay tahriibkii dhallinyarada

Muqdisho

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxaa tobankii sano ee u dembeeyay maalgashi xooggan ku sameynayay ganacsatada, iyada oo ay taasi dhiirri-gelisay da'yar badan oo waddanka isaga tahriibi jiray inay helaan fursadaha nololeed iyo, taas oo hoos u ridday tahriibka.

Wariyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow oo qaar kamid ah dhallinyaro wax baratay iyo kuwa ganacsi ku jiraba la kulmay ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Fursadaha Shaqo ee Muqdisho.mp3