Fursadaha ganacsatada Soomaaliyeed ee quwadaha ku loolamaya Geeska Afrika

Iyadoo toddobaadkii hore ganacsatada Somaliland ay magaalada Hargeysa kulan kula yeesheen wafti ka socday dalka Maraykanka ayaa qaar ka mid ah dhaqaalyahannada Somaliland waxay tilmaameen in fursad wanaagsan ay haystaan guud ahaan ganacsatada Soomaaliyeed.

Waxay sheegeen in ganacsatada Soomaalida ay fursad wanaagsan ka heli karaan loollanka ay dowladaha waa weyn, sida Mareykanka iyo Shiinuhu ugu jiraan gobolka Geeska Africa.

Warbixintan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Fursadaha ganacsatada Soomaaliyeed ee quwadaha ku loolamaya Geeska Afrika