Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka

Faysal Cali Waraabe

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay arimaha doorashooyinka Somaliland, isaga oo eedeyn u jeediyey xukuumadda.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka