Boorama —
Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Boorama lagu aasay fannaanaddii Aamina Cabdillaahi Xirsi oo Sabtidii geeriyootay.
Aamina Cabdilolaahi Xirsi ayaa ka mid ahayd fannanaiinta loogu jecel yahay dalka, fankana kusoo jirtay tobannaan sano.
Warbixntan waxaa inoo soo diray Haashim Sheekh Cumar Good.
Your browser doesn’t support HTML5
Fannaanaddii Aamina Cabdillaahi Xirsi oo maanta lagu aasay Boorama