Hargeysa —
Magaaladda Hargaysa waxaa si weyn loogu soo dhoweeyey hobolladda Hiba Maxamed (Hiba-Nuura), oo ka mid ahayd hobolladii Waabari ee Soomaaliya.
Hiba Nuura ayaa casuumada loo sameeyey waxaa kasoo qeybgalay qeybaha bulshada ee magaalada Hargaysa.
Your browser doesn’t support HTML5
Fanaanadda Hibo Nuura oo si weyn loogu soo dhoweeyey Hargeysa