Fallanqeyn: Maxay ka dhigan tahay dib u gurashada ciidamada dowladda?

Xuseen Carab Ciise

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa sheegey in ay dib u qabsadeen deegaano ay dhawaan ka bexeen ciidamada dowlada oo ay ka mid tahay degmada Ceee-Dheer.

Dhinaca kale, wali dowladdu faah-faahin kama soo saarin khasaaraha ciidamadooda ka soo gaarey deegaanka Coosweyne oo dhowaan ay weerareen Al-Shabaab.

Haddaba dib u dhacyadan soo gaarey ciidamada dowladda ee dagaalka kula jirey Al-Shabaab, gaar ahaan deegaanada Galmudug ayaan ka wareysaney Wasiirkii hore ee gaashaandhiga, Xuseen Carab Ciise.

Falastin Ahmed iman ayaa ugu horeyn weydiisey waxa ay ka dhigan tahay khasaaraha iyo dib u gurashada dowladda ka soo gaarey dagaaladii u danbeeyey?

Your browser doesn’t support HTML5

Fallanqeyn: Maxay ka dhigan tahay dib u gurashada ciidamada dowladda?