Falanqeyntii ugu dambeysay ee doorashada madaxweynaha
Doorashada
Muqdisho —
Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa kusoo aadayo xili adag maxay tahay waxyaabaha laga doonayo ee horyaalla, maxaase laga baran karaa waxqabadkii iyo khaladaadkii hore u dhacay?
Sahra Cabdi Axmed ayaa arrimahan ka waraystay Abdal Xaliim Rijaal, oo ah falanqeeye la shaqeeyo Africom, kuna sugan dalka Jarmalka.
Your browser doesn’t support HTML5
Falanqeyntii ugu dambeysay ee doorashada madaxweynaha