Falanqeyn ku saabsan su'aalaha amni ee ku xeeran weerarkii Al-shabaab ee hotel Xayaat

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in ugu yaraan 21 qof ku dhinteen weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen huteelka Xayaat, waxayna intaas ku dartay inay weerarkaa sku dhaawacmeen 117 qof oo 15 ka mid ah dhaawacoodu culus yahay.

Goor hore oo maanta ah ayaa ciidamada booliisku sheegeen in lasoo af-jaray hawlgalkii, iyadoo lasoo badbaadiyey 106 qof.

Haddaba warbixin iyo falanqeyn ku saabsan weerarkaas iyo su'aalaha ku gadaaman waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Su'aalaha ku gadaaman weerarkii Hotel Hayaat.mp3

Haddaba, maxaa soo celceliya weerrada ceynkan ah ee lagu beegsado hoteellada? Maxaase ay hay'adaha amniga iyo milkiilayaasha hoteelladuba ka baran karaan si khatartan loo yareeyo? Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa khadka telefoonka ee Muqdisho ku wareystay Axmed Kaboole oo horey usoo noqday xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka ee magaalada Stockholm ee Sweden kana faallooda arrimaha ammaanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxay hay'adaha amniga iyo milkiilayaasha hoteelladuba ka baran karaan weerarla Xayaat?