Falanqeyn ku saabsan xaaladda amni ee Muqdisho

Muqdisho

Dhawaaan waxa dib loo furay waddooyinka qaar ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo markii hore aan loo ogoleyn gawaarida dadweynaha inay isticmaalaan, waxaana iyada oo maraya baaritaanno amni ay hadda isticmaalaan waddooyinkaas.

Arrintani ayaa la sheegey inay ka dambeysay kadib markii madaxda dowladda Soomaaliya ay go'aankaasi qaateen.

Jamaal Axmed Cismaan ayaa arrimahani ka wareystay Maxamed Xaadir Nuurre Maxamuud oo ka faallooda arrimaha amniga iyo siyaasadda.

Your browser doesn’t support HTML5

Amniga caasimadda.mp3