Maalmihii ugu dembeeyay ciidamada Mareykanka oo garab siinaya kuwa Soomaaliya waxay weerarro duqeymo ah ka fuliyeen Koofurta Soomaaliya, kuwaas oo lagu beegsday maleeshiyada al-Shabaab.
Qoraallo kala duwan oo ay soo saareen Mareykanka iyo Soomaaliya waxay ku sheegeen in duqeymaha lala beegsaday saraakiil sare oo ka tirsan Kooxda Al-shabaab.