Falanqeyn: Khudbaddii madaxweyne Xasan Sheekh ee shirka QM

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud ayaa xalay khudbad ka jeediyey shirkaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uga socda magaalada New York, waxaana uu kaga hadlay caqabadaha haysta guud ahaan dunida sida isbeddelka cimilada, Covid-19 iyo argagixisada.

Haddaba si aan faah-faahin dheeraad ah uga ogaanno nuxurka khudbaddii madaxweyne Xasan Sheekh ee uu xalay ka jeediyay magaalada New York, ayuu wariyaha VOA-da, Cabdulqadir Samakab khadka telefoonka ku wareystay Xaashi Shaafi oo ka faallooda arrimaha siyaasadda Soomaaliya, kuna sugan gobolka Minnesota ee dalkaan Mareykanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Falanqeyn khudbaddii Xasan Sheekh .mp3