Falanqayn ku saabsan go’aamada adag ee ay dowladda Soomaaliya kasoo saartay la macaamilka Al-Shabaab
Xasan Sheekh
Muqdisho —
Dawladda Soomaaliya ayaa soo saartay go’aamo adag oo ka dhan ah in dadku ay macaamil la yeeshaan ururka Al-Shabaab, waxayna dadka u sheegtay inay ka fogaadaan goobaha Al-Shabaab, inaysan tegin maxkamadahooga isla markaana aysan u hoggaansamin awaamiirtooda.
Haddaba falanqayn tallaabooyinkan dawladda ku saabsan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.