Soomaaliya Faaqidaadda: Xiisadda siyaasadeed ee HirShabeelle Juun 30, 2023 Arag Fikradaha Beledweyne — Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiisadda siyaasadeed ee maamulka HirShabeelle ee ka dhalatay xil ka-qaadista lagu sameeyey guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte, kaasi oo ku gacan sayray. Waxaa magaalada Beledweyne kuoo diyaariyey Xuseen Xasan Dhaqane. Your browser doesn’t support HTML5 Faaqidaadda: Xiisadda siyaasadeed ee HirShabeelle