Waxa doodda maanta marti ku ah Xuseen Cabdi Xalane, Wasiirka Maaliyadda ee DFKMG ah iyo Ismaaciil Hurre Buubba, Wasiirkii Arr. Dibedda
Iyadoo oo si dhamaanayo xiligii u harsanaa DFKMG ee Somalia, ma habboontahay in shirar dib-u-heshiineed oo kale la qabto, mise waxa habboon in hanaanka jira la xoojiyo? Waa su'aasha uu barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadku uu maanta ku saabsan yahay.