Faaqidaadda Toddobaadka: Xiisadda siyaasadeed ee doorashada Puntland

Saciid Deni

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegeyno xiisadda siyaasadeed ee doorashada ku xiriirta ee ka taagan Puntland, taas oo saamileyda siyaasaddu u si ku kala qeybsan yihiin.

Waxaa Garowe inooga soo diray wariyaha VOAda Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Faaqidaadda toddobaadka.m4a