Faaqidaadda Toddobaadka: Xiisadda ka taagan doorashada Puntland

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladaha ku hareereysan doorashada Puntland, oo weli muran uu ka taagan yahay.

Nuux Muuse Birjeeb ayaa Garoowe kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka: Xiisadda ka taagan doorashada Puntland